Beelo dagaal ku dhax marey Degmada Diinsoor Oo Loogu baaqey Nabad.

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudooyinkii ugu dambeeyey waxaa Degmada Diinsoor ee Gobalka Baay ka jirta xiisad u dhaxeysey laba beelo oo walaala ah kaas oo geystey qasaara kala duwan sidoo kalana saameyn ku yeeshey Bulshada Deegaankaasi ku nool.

Si loo afjaro Xiisada ayaa waxaa halkaas u gaarey Madaxweynaha KG wafdi uu hogaaminayo ayna qeyb ka ahaayeen odoyaal si xalka qeyb uga noqdaan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here