Beelo Dagaal dhaxmaray Oo Gogol Nabadeed Loogu furey Boosaaso.

0
5

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Xaruunta Maamulka gobolka Bari ee Magaalada Boosaaso ayaa waxaa lagu qabtay Kulan lagu heshiisiinaayay Beelo walaalo ah oo Dagaal u dhaxeeyay.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb-galay Wasiiro ka tirsan Maamulka Puntland, Gudiga loo Xilsaarey Xalinta Khilaafaadka, Gudoomiyaal Gobol, Odayaasha labada beelood iyo Masuuliyiin kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here