Baydhabo Oo Maanta Laga xusay Maalinta Bini’aadinimada Aduunka

0
77

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)iyadoo Shalay ku beegneyd Maalinta Bani’aadanimada Aduunka ayaa Maanta Magaalada Baydhabo laga xusay, Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Koonfur Galbeed ayaa soo qaban qaabisay Munaasabadan lagu xusayey Maalintan ee Bini’adanimada Aduunka, waxaana lagu casuumay xubno ka socday bulshada ra’yidka iyo Madaxda Hay’adaha Samafalka ee ka Howlgala koonfur galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here