Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose oo ay Wehliyaan mamulka degmada Afgooye ayaa Si Rasmi ah u Daahfuray Barnaamijka Deriseynta Guryaha oo lagu Tirkoobayo Guryaha iyo Goobaha Ganacsiga ,Waxa uuna Qeyb ka qaadanaya Horumarinta guud.
Munaasabada daahfurka ayaa waxa goob joog ka ahaa Masuuliyiin ka socotay Wasaarada Arrimaha gudaja kgs iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi