Barnaamijka Nidaamka Keydinta Xogta Caafimaadka Oo laga Dah-furey Magaalada Berbera.

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Xaruunta Gobolka Saaxil ee Berbera ayaa waxaa lagu Daah-furay Barnaamijka Nidaamka kaydinta Xogta Caafimaadka Bukaanka ee Cisbitaalka Wayn ee Berbera.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka iyo Saraakiil kale oo ay ka socta Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka qeyb-galay Daah-furka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamnag Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here