Barnaamijka Hal abuurka dhalinyarada iyo Nabad dhiska Oo Baydhabo ka Furmey

0
58

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barnaamij Ka Bandhiga hibada dhalinyarada (Youth talent show) oo ay soo qaban qaabiyeen Somali Youth Vision SYV ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo.

Gabayo, Ciyaaro, Hidaha iyo dhaqanka, heesaha isdhexgalka dhalinyarada, Dowladda, warbaahinta, Sports ka iyo hawlaha laxiriira Nabad dhiska ayaa qeyb ka ahaa waxyaabaha diirada lagu saarayey Bandhigan.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here