Barnaamij Looga Hadlayay Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka Oo lagu soo gaba-gabeeyay Baraawe.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Munaasabad Lagu soo xirayay Barnaamij Loogu Mgac daray Daryeel Bulsho kaasi oo mudo 3 bilood ka socday Magaalada Baraawe ee Caasimada Koonfur galbeed ayaa ka qeyb galay maamulka degmada Baraawe, masuuliyiin ka socotay Gobalka Shabeelada Hoose, waxaana looga hadlaayay intiisa badan xadgudubyada lagula kaco haweenka, gudniinka firoocniga iyo guurka deg-dega ah iyadoona qeybaha kaa duwan ee bulshada ka qeyb gashay inta uu socday kaga doodeen sidii xal loogu gaar lahaa dhibaatooyinka ay la kulmaan haweenka iyo bulshda doorka wacyigelineed ay ka qaadan karaan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here