Barnaamij lagu tayaynayo Maamulka Tacliinta sare dalka Oo Muqdisho Lagu Dah-furey

0
63

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Waxbarashada XFS ayaa Daah-furtay nidaam cusub oo lagula soconayo waxbarashada Tacliinta Sare, Munaasabadda Lagu Dahfuraayey ayaa waxaa ka soo qeyb galay Masuuliyiinta kala duwan ee Wasaaradda, Midowga Jaamacadaha dalka, Jaamacadda Umadda, Hey’adda NIRA iyo khubaro kala duwan.

Systemkan cusub waxuu fududeynayaa la socodka xogta Ardayga, xogta macallinka, sooyaalka waxbarashada Ardayga iyo Tasdiiqinta shahaadooyinka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here