Barnaamij Lagu Horumarinayo Hanaanka Cadaalada iyo Asluubta Oo Muqdisho Lagu Dah-furey.

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo in dadka Soomaaliyeed ay helaan Caddaalad iyo Garsoor Madax-bannaan oo qayb ka ah qorshaha Xukuumadda.

Shirka ayaa waxaa goob joog ahaa Ra’iisul Wasaare ku xigeenka, qaar ka mid ah hy’addaha ka shaqeya arrimaha caddaaladda, xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan DFS, Odiyaal iyo mas’uuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here