Barnaamij ku Saabsan Dhisida awoodaha Bulshada oo laga daah-furay Jowhar.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dhisida awoodaha uqareemida iyo isla xisaabtanka bulshada ee hey,adaha bulshada rayidka ah oo ay qeyb ka yihiin haweenka,dhalinyarada iyo dadka naafada ah ayaa jowhar laga daah furay , waxaana laga fulin doonaa jowhar iyo baydhabo.

Ujeedada barnaamijkan oo ah in la dhiso awooda bulshda rayidka si ay ugu qeyb galaan siyaasadaha dalka waxaana ugu horeyntii Maxamed abdi maxamed oo ah madaxa barnaamijyada hay’adda tubta nabadda soomaaliyeed sharaxay ujeedada tababarkan

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here