Baydhabo(Radio Arlaadi)- Dhamaan dhageystayaasha iyo akhristayaasha Radio Arlaadi waxaan halkan idinku soo gudbineynaa Barnaamij Gaar ah Oo ku Saabsan Maalinta Dhalinyarada Aduunka Ee Arlaadi Radio,Waxaana Soo Jeedinaya Abdikadir Mohamed Nor Warcade