Barkacyaasha Kaamamka Magaalada Baydhabo Oo Dalbaday Gargaar Deg deg ah

0
291

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Ayidoo lagu guda jiro waqti robaadkii guga ayaa qaar ka mid ah dadka barakacyaasha ah ee Ku nool kamamaka ku yaala duleedka magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay waxaa ay yihiin kuwo U baahan gar gaar sida in laga caawiyo bacooyinka ay guriyaha iyo waxyaabo la mid ah, waxeyna ay shegeen in sidoo kale ay u baahan yihiin waxyaabaha noolsha aas aaska u ah sida raashiin biyaha Caafimaadka waxbarshada iyo waxyaabo la mid ah .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here