Barakacyaasha Magaalada Baydhabo Oo Dalbanaya in loo Gargaaro.

0
298

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dadka danta yar ee ku nool Magaalada Baydhabo gaar ahaan barakacyaasha ayaa waxey dalbanayaan in wax laga qabto xaaladaha adag oo ay ku nool yihiin weliba xiligaani oo lagu gudi jiro bilowgii roobabka guga ah madaama intooda badan ay ku jiraan qolal ka sameysan dhismooyin laga sameeyey bacooyin, geedo iyo dhar iyadoo intooda badan si aad ah ay u sameyeen roobabkii maalmahaani ka da’ayeen Magaalada Baydhabo.

Warkan Waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here