Barakacyaasha Ku Jira Kaamamka Ku Yaala Duleedka Magaalada Baydhabo Oo Dalbaday Bacyaha Lagu Daboosho Guriyaha ay Deegaansadaan.

0
312

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iyadoo lagu gudi jiro xili ay qubanayaan xagaayga iyo dabeesha ayaa waxaa sameyn aad u weyn ku yesheen dadka barakacyaasha ah ee ku nool kaamamka ku yalaan magaalada baydhabo ee xarunta gobolka baay.

Qaar ka mid ah dadka barkacyaasha oo aan ku booqdey kaamamka ay kaga degan yihiin magaalada baydhabo Ayaan waxaan wax ka weydiyey xaaladaha ay ku jiraan iyo sameynta dhaxanta iyo dabeesha, waxeyna shegeen in aysan heysan meel fiican ay ka galaan dabeesha, dhaxanta habeenkii iyo xagayga qubanayaan maalin iyo habeen taasi oo ay jirta ayaa hada qaarkood waxaa ku dhacey malaria iyo hargab.

Warkan waxaa inoo haya Sayid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here