Barakacyaasha Kaamka Ramidey OO ka codsadey Hay,addaha samafalka in ay Caawiyaan

0
206

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Xerada Ramideey waxay ka mid tahay kaamamka ku yaal duleedka magaalada Baydhabo, wuxuu dhisanyahay ku dhowaad afar sano, Waxaa hoy u tahay qoysas danyar ah oo siyaabo kala duwan ugu soo barakaceen deegaanadooda.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here