Barakacyaasha Kaamamka Qaar ee Magaalada Baydhabo Oo codsaday in xaruumo caafimaad Loo dhiso.

0
296

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kaamka Alle suge 2 waxa uu ka mid yahay kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo wuxuuna dhisan yahay mudo ku dhow shan sano waxaa ku nool qoysas danyar ah ma aysan helin wax gargar ah tan iyo markii oo bilawday cudurka karona fayrus.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here