Barakacyaasha Kaamamka Eesow Ee Baydhabo oo dalbaday qalab looga hortago cudurka karoona

0
232

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iyadoo ay socoto fariinta wacyigelinta ka hortaga cudurka caabuqa karoona virus ayaa fariimahaas waxa aysan gaarin mid kamid aha kaamamka ku yaalo duleedka magalada Baydhabo.

Kaamamka Eesow wuxuu ka mid yahay kaamamka  aysan helin Adeegyada caafimaadka sida maaska oo lagu xirto afka iyo dawooyinka lagu dhiqto Gacmaha .

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here