Barakacyaasha kaamamka Al-Aamin iyo Al-raxmaan oo dalbadey in loo dhiso musqulo dadka kaamamkaasi ku nool

0
227

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Iyadoo weli maalmo kaliya ay naga xigaan bilaawashada bilooyinkii roobabkii guga ahaa oo hada ay qubaneyso jarta ayaa waxaa sameysey iyadoo weli ay wadtaa dabeello kaamamka barkacyaasha ah ee ku yalaan dhinaca koonfureed ee Magaalada Baydhabo waxeyna bur buriyeen qaar kamid ah buushash iyo musqulooyin.

Warkan waxaa inoo haya Siidcali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here