Barakacyaasha Gobalka Togdheer Oo Lagu Wareejiyay Guriyo Loo dhisay.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha Soomaliland Abdikariim Ahmed Maxamed ayaa qaar ka mid ah guriyo cusub oo hay’adda qaxootiga iyo barakacayaasha soomaliland ay ka hirgelisey kaamamka barakacayaasha ee gobolka togdheer uu ku wareejiyey dadka danyarta ahaa ee loo dhisey guriyaashaasi.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here