Barakacyaal ku nool gobolka Shabellaha dhexe oo la gaarsiiyey deeq gargaar ah.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hey’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka ee SODMA ayaa gargaar raashin ah ka qeybisay degaanada Ceelbaraf iyo Miirtaqwa ee Gobalka Shabeellada Dhexe ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Mucaawinadaan oo isugu jirta qeybaha kala duwan ee raashinka ayaa waxaa ka faa’iidaystay qoysas gaaraya 1,000 Qoys.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here