Barakacyaal ku nool Degmada Godinlabe Oo soo Wajahday Cunno la,aan.

0
234

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 750 Qoys oo isuga jira Haween Carruur Naafo iyo Waayeelo ayaa ku jira kaamka gar-gaar ee Degmada Godinlabe Ee Gobolka GalGaduud,dadka danta yarta ah ee ku jira kaamka ayaa waxey wajahayaan Xaalad dhanka Nolashada ah ayagoona weli helin gar gaar ku filan tan iyo markii ay soo degeen kaamka.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here