Barakacyaal Cusub soo gaaray Degmada Bardaale Oo ka Cabanaya Caafimaad daro.

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barakacaayshaan Cusub ee Dhowaan Soo Degey Kaamka Kadalaan Ee Degmada Berdaale ayaa ah Kuwa La Soo Darastey Xaalda Noolal Xuma Ah Maadama aan In Mudo ah Dadkii Horaan u Deganaa Aan Kaamamkooda Helin Wax Caawinaad ah Taasina ay u Dheertahay Caafimaad Daro, Kaamkoodina ay ka Jiraan Qaar ka Mid ah Cudurada Sida Malaariyada, Cagaarashowa Iyo Kuwa kale oo badan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here