Barakacayaasha Magaalada Baydhabo Oo Codsadey in loo dhiso Xaruumo Caafimaad.

0
99

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo ayaa ah kuwa inta badan aan haysan adeegyada Caafimaadka kuwaas oo inta badan ku adag in ay si fudud ku helaan hadii xaalad Caafimaad soo wajahda

Caruurta xanuunsata iyo Haweenka uurka leh ayaa ah kuwa saameynta ugu badan ku qaba in ay heli waayaan Adeega Caafimaad ay markaasi u baahan yihiin

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here