Barakacayasha degan kaamka Gaal magale ee Baydhabo oo Dalbaday in La Caawiyo

0
396

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Kaamkan ayaa waxaa ku nool ku dhawaad 95 Qoys danyar ah oo heysan wax yaabaha ay nolasha bani,aadmka aas aasiga u ah sida biyaha waxabarashada, caafimaadka iyo Afur iyo raashinkii ay ku soomi lahaayeen madaama hada lagu guda jiro bisha barkaysan ee ramadaan.

Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here