Barakacayasha degan Kaamka Awoodimow oo codsaday gurmad kala duwan

0
327

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Waxaa bilowday Xili Roobaadka Deyrta, Magaalada Baydhabo ayaa si weyn looga Daremay iyagoo qabowgii xooganaa oo 12 saacadood u dambeysay Baydhabo ka jiray saameyn xoogan ku yeeshey Dadka Barakacyaasha ah ee degan xerooyinka ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here