Barakacayaasha Xudur Oo Loo qeybiyey Bacaha Roobka laga galo.

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ayidoo lagu guda jira waqti robaad ayaa waxaa iskuduwaha xafiiska arimaha samafalka ee gobolka bakool iyo gudoomiye ku xigeenka maamulka degmada xudur waxey deeq bacooyin ah oo ka timid wasarada gar gaarka maareynta iyo masiibooyinka konfur galbeed soomaliya ay ay garsiiyen barakacaaylka ku nool kaamka daryeel ee magalada xudur.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here