Barakacayaasha Magaalada Muqdisho Oo Laga Wacyigelinayo dhibaatada Gudniinka Fircooniga

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo lagu gudo jiro Xuska Todobaadka Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka ayaa Hay’ada Ifrah Foundation waxay wacyi-galin ku saabsan ka hortaga Gudniinka Fircooniga gabdhaha ka sameysay qaar kamid ah kaamamka ku yaala duleedka Magaalada Muqdisho.

Wacyi-galinta ayaa waxaa ka qeyb qaatay kuwa ku soo barkacay kaamamka Magaalada Muqdisho iyagoona laga wacyi-galinaayay dhibaatooyinka uu leeyahay gudniinka Fircooniga.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here