Barakacayaasha Magaalada Burco Oo Guriyo loo dhisayo.

0
31

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Hey’adda Barakacyaasha Somaliland oo ay Wehliyaan Maamulka Gobolka Togdheer ayaa Magaalada Burco ku dhagax dhigey Guryo loo dhisaayo Dadka Barakacayaasha ah ee Ku Nool kaamka Mullac ee Magaalada Burco.

Dhismaha Guriyaha Dadka Barakacayaasha ayaa iska kaa shanaya Hay’adaha NRC,UNHCR iyo Gudiga Hay’adda Barakacyaasha Somaliland, taas oo ay wax weeyn ka tari doono Baahida ay u qabeen Dadka Danta Yar.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here