Barakacayaasha ku nool kaamka Ali Gaale oo dalbadey in lala soo Gaaro gar gaar deg deg ah.

0
349

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Qaar ka mid ah barakacyaasha ku nool duuledka degmada baydhabo Ayaa waxaa ay yihin ku la daalac dhacaaya maareynta noolsha Reerkooda halka qaar kelana aan awoodin in ay raadsadaan qutul Yoonkooda ayigoo aan haysan qof hor jooga ah oo ka caawiya Waxyaabaha noolshooda aas aaska u ah.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here