Barakacayaasha ku nool Degmada Dhoobley oo codsaday in la caawiyo

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa jira kumanaan Qoysas oo ay saameyn ku yeelatey Fataahada iyo daadadka dalka ka dhacay kuwaas oo inta badan barakac ku ah Deegaan aan deegaankooda ahayn ayagoo la kulmaya Caqabada Nolosha ah oo soo foodsaartey

Dadka barakacayaasha ee ku nool kaamamka kala duwan ee Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay xaaladaha guud ee kaamamka ay ku nool yihiin iyo in ay helaan wax gargaar bini’aadanimo ah, Waxayna codsiyo kala duwan u jeediyeen hay’addaha ka howlgala degmada Dhoobley iyo guud ahaan Maamulka Jubbaland.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here