Barakacayaasha Ku jira Kaam Qansax dheere Ee Baydhabo Oo Dalbaday in Gargaar Lala soo gaaro

0
299

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamka Qansax dheere ee ku yaala duleedka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa soo gaarayaa dad hor leh oo ka imanayaan deegaano ka tirsan Degmada Qansax dheere ee Gobolka Baay kuwaas oo siyaabooyin kala duwan ay ugu soo barkacayaan halkii ay ku noolaayeen, Waxeyna rajadooda ay tahay in ay helaan nolal ka duwan tii ay horey ugu nolayeen.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here