Barakacayaasha Kaamka Wariiri oo codsaday in loo dhiso xaruun caafimaad.

0
279

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Wariiri Oo ka mid ah kaamamka ku yaala magaalada Baydhabo waxaa hoy u ah oo ku nool Qoysas naafo ah, Waayeelo aan u adkeysan karin gaajada iyo Carruur oo Cafimaad la’aan ku ah kaamkaasi waxaayna waaladiinta caruurtaasi ay yihiin kuwa la daalaadhacaya nolol maalmeedka qoyska.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here