Barakacayaasha Kaamka Oog Ee Dhuusamareeb Oo Codsadey kaalmo Bani’aadamnimo.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Oog Oo ku yaala duleedka Magaalada dhuusmareeb ee caasimada Galmudug ayaa waxaa ku nool Bulsho danyar ah oo ka Baracakey saameynta Roobabkii dhowaan ka da’ay Magaladaasi ayigoo markoodi hore ka soo Barakacey Deegaano kala duwan oo ka tirsan Dowlada Goboleedka Galmudug.

Hadaba qaar ka mid ah dadka danyarta ah ee ku nool kaamka oog ee Duleedka Magaalada dhuusmareeb ayaa waxey codsadeen in laga caawiyo waxyabaha noolshada aas aaska u ah ayigoo qaba baahiyo kala duwan.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here