Barakacayaasha Kaamka Makiiney Laba Ee Duleedka Magaalada Baydhabo Oo Dalbaday Gargaar Bani’aadanimo

0
234

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dadkaan degan Kaamka Makiiney Laba ayaa ka kala yimid Deegaana ka tirsan Gobolka Baay, kuwaasi oo saameysay Abaarta Wadanka ka jirta ,Qaar ka mid ah dadkaas oo la hadlay Radio Arlaadi ayaa waxa ay sheegeen in waqtigii ay soo degeen kaamkan ilaa iyo hada aysan helin wax Gargaar ah, iyagoo dalbaday Biyo Cuno iyo Baco.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here