Baydhabo(Radio Arlaadi)- Magaalada Baydhabo waxaa ka dhisan kamaam badan oo barakacayaal ah, waxaa ayna isku jiraan dadka wadankooda siyaabo kala duwan ugu soo tageen ku ahaa oo hataan ku nool kaamka barkacayasha ee magalada Baydhabo oo intooda badan waa shaqo la’aan waxana ay ku noolayhiin xalada aad u liidato .
Warkan waxaa inoo haysa Rahma Salaad Abdullahi