Barakacayaasha Kaamka Alla Aamin Ee Duleedka Baydhabo Oo ka Cabanaya Biyo Yari.

0
124

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Barakacayaasha Ku jira Kaamka Alla Aamin ee duleedka Magaalada Baydhabo Oo ah kuwa Baahiyaha gaarka qaba ayaa waxa ay sheegayaan in dhibaato dhanka Nolosha ah ay wajahayaan oo ay ugu horeyso Biyo yaraanta taasi oo saameysey Noloshooda.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here