Barakacayaasha Kaamka Afarboole ee Magaalada Baydhabo oo codsaday in la caawiyo

0
386

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Kaamka barkacyaasha Afarboole waxaa uu ku yalaa xaafada holwadaag ee Magaalada Baydhabo gaar ahaan barkantaroolka onodka, Waxaana ku nool qoysas garayaan ugu yaraan 183 qoys kuwaas oo siyaabooyin kala duwan u soo gareen Magaalada Baydhabo.

Dadkaan barkacyaasha ah ayaa waxey kaamkaan ay ku nool yihiin mudo ku dhow 7 sano, waxeyna ka soo barkaceen Degmooyin iyo degaano ka kala tirsan gobolada baay iyo bakool oo kala ah Qansax dheere, Diinsoor, Madhaayto iyo Dolon doole.

Warkan waxaa inoo haya SiidCali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here