Barakacayaasha Jubbaland Oo Loogu baaqay in ay ka feejignaadaan Roobabka la saadaalinayo.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Weli waxaa digniino badan laga bixinayaa Duufaanta Elino oo laga cabsi qabo in bishaan October ay soo gaarto dalka iyadoo dufaantaan sababi karta in ay dhibaato ka geysato goobaha u dhow badaha iyo wabiyaasha iyadoona dhibaatadaasi ay sameyn karto dadka barkacyaasha ah ku nool gaabaha looga shakiisan yahay.

Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Mudane Cali Aadan Cali ayaa dadka barakacyaasha ah ugu baaqay feejignaan dheeri ah ay muujiyaan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here