Barakacayaasha Deegaanka Luglow Oo Lagu Wareejiyey Guriyo Loo dhisay

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Dowladda Jubbaland mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa daah furay guryaha xalka waara oo laga hirgaliyay deegaanka Luglow ee Waqooyi magaalada Kismaayo.

Madaxweyne ku xigeenka oo ay wehelinayaan wasiiro ka tirsan dowladda Jubbaland, Hay’adaha mashruuca guryaha xalka waara ah hirgaliyay iyo Guddoomiya Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland ayaa si guud usoo kormeeray guryahan oo dib u dajin loogu sameeyay barakacayaal laga soo kala xulay Kaamamka Waqooyiga magaalada Kismaayo kuwaas oo dhan 138 qoys.

Warkung waliba ning haaye Mahamed Eethyng Mahamed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here