Barakacayaasha Baydhao Oo Loogu Baaqey in ay la shaqeeyaan Laamaha Amaanka

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qaar kamid ah Saraakiisha Hey’adaha Amniga KG iyo Maamulka Degmada Baydhabo ayaa waxay kulan la qaateen Gudoomiyaasha Kaamamka Xaafada Wadajir iyagoo kala hadlaayey wada shaqeynta Amniga Xaafada iyo wax kasta dhibaata ku ah Nabad geliyada wax loogu qaban lahaa sidoo kale waxaa lagala hadlay ka hortagista waxyaabaha Maanka dooriya.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here