Barakacayaasha Baydhabo Oo Soo Wajahday Xaalad Adag.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Roobabka deerta ah ee ka da’aya dalka soomaaliya gaar ahaan gobolada koonfur galbeed sameyntiisa ugu badan ayaa waxaa gaartay dadka barkacyaasha ah ee ku barkacay degaanadooda taasi oo u noglaatay in xaalad kasta ay galaan madaama heysanin wax kasta oo looga gaashaman karo dhibaatooyinka ay wadtaan roobabka iyo dabeelaha.

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo ah magaalo ay marta galisay qoysas badan oo ka soo barkacay gobolka Baay iyo qaar kamid ah degmooyinka gobolka Bakool ayaa hadda waxay ku jiraan xaalad ka adag middii horey Baydhabo ugu jireen iyadoo markii hore raadin jireen wax yaabihii la cuni lahaa sedaxda waqti caafimaadka iyo waxbarashada carruurta ayaa waxaa ugu darsantay barkac kale iyo in habeen iyo maalin ay u istaagnadaan xiliyada ay socdaan roobka sidii ay guryahooda biyaha uga saari lahayeen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here