Barakacayaasha Baydhabo Oo Loo qeybiyey Bacaha Roobka laga galo.

0
136

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardeyda Jaamacadda Kamil International University ee magaalada Baydhabo ayaa bustooyin, bacooyin iyo sandarwooyin gaarsiiyeen qaar kamid ah dadka barkacayaasha ah ee ku sugan duleedka Baydhabo kuwaasi oo roobabkii dhawaanahaan ka da’aayay Baydhabo.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here