Barakacayaasha Baydhabo Oo Laga Wacyigeliyey ilaalinta Xuquuqda Caruurta.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Haweenka Xuquuqal Insaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya ayaa waxey Wacigelin Ku Saabsan Siyaasada Ilaalinta Carruurta u qabatey Qaar Ka Mid ah Qoysaska Kaamam Ku Yaala Duleedka Magalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay.

Ujeedka laga leeyahay wacyigelintan ayaa ah in Waaladiinta ay Fahmaan Sidii ay u ilaalin Lahayeen Xaquuqda Caruurtooda ay Ku Dadalaan Dhisitaanka Mustaqabalkooda Maadama Koriimada Carruurta Laga Soo Mara Marxalado Kala Duwan.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here