Barakacayaasha Baydhabo Oo Laga Wacyigeliyay ka hortaga Tacadiyada ka dhanka ah Haweenka

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka Arrimaha Qoyska Iyo Xuquuqul Insaanka Koonfur Galbeed iyo Ururka Amniga iyo nabadeynta Haweeenka oo wasaarada hoostaga ayaa Wacayi gelin ku saabsan ka hortaga iyo wax ka qabashada tacadiyada ka dhanka ah haweenka xiliyada masiibooyinka dabiiciga ah Sida fatahaadau sameeyey qaar ka mid ah Kaamamka Ku yaala Duleedka Baydhabo

Qaar kamid ah Ururka Amniga iyo nabadeynta Haweeenka Ee Wasaarada hoostaga ayaa waxa ay ka hadlayaan Wacyigelinta ay u sameeyeen Haweenka Barakacayaasha iyo Muhiimada ay lahayd in Haweenka la siiyo Wacyigelin Xiliyada dhacaya Masiibooyinka Dabiiciga ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here