Barakacayaal Soo gaarey Baydhabo Oo Wajahaya Cuno iyo Hoy La,aan.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Barakacayaashan Cusub ayaa ka yimid Degmada Diinsoor iyo Deeganada kale ku teedsan kuwaas oo siyaaba kala duwan waqtigaan uga soo barakacay oo ay kow katahay dalagyadii ay beerteen oo daadadkii sanadkii hore dalka ku soo rogmadey ka baabi’iyey sidaa darteedna soo wajahdey xaalad Cuno xuma aad u liidata maadama Noloshooda ay ku tiirsaneyd wax soosaarka dalagooda

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here