Barakacayaal Soo gaarey Baydhabo Oo dalbadey in Fursado shaqa loo abuuro

0
61

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kaamka Xerada Buula keerow ee duleedka Magaalada Baydhabo waxaa ku nool 200 oo qoys oo Beeralay iyo Xoola dhaqato ahaa oo abaar darteed uga soo Barakacey Deegaano ka tirsan Gobolka Bay ee KG

Saameynta ka dhalata Abaaraha waxey dadka qaar ku qasabtaa in ay ku biiraan Xerooyinka Barakaca ee Magaalooyinka, waxaana Madiino Ibrahim Xasan iyo Aadan Abdirahman Salaad kamid yihiin kuwa saameeynta Abaarta Darteed uga biirey Xerooyinka Barakaca.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here