Barakacayaal ku sugan Magaalada Kismaayo oo codsaday Gargaar

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka ku nool kaamka Waamo-3 ee magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay wajahayaan xilligaan daruufo adag waxaa aysan heeysanin adeegyada asaasiga u ah nolasha.

Qoysaskaan ayaa inta badan waxaa haysta hooy la’aan caafimaad daro iyo raashin la’aan.
qaar kamid ah dadka degan kaamka Waamo-3 ee magaalada Kismaayo Ayaa ka warbixiyayn xaalada Nololeed ka jira kaamka

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here