Barakacayaal ku nool Kaamamka Baydhabo Oo ka faa’ideystey Beero loo Maalgeliyey.

0
84

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Dadkan Barakacayaasha ah ee ku nool Kaamamka ku yaala Magaalada Baydhabo ayaa markoodi hore ay ahaayeen kuwa Beeralay ah balse dhibaaatooyin is biirsadey daraateed ay uga soo tageen deegaankooda hasa ahaatee weli waxay u muuqdaan kuwa diyaar u ah in ay ka faa’ideystaan Fursadaha Wax soo saarka Beeraha

Boqolaal Qoysas danyar ah ee ku nol Xeryaha Barakacayaasha Magaalada Baydhabo ayaa ka faaideysanaya Maalgelin dhanka Beeraha ah oo loo sameeyey

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War;ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here