Barakacayaal ku nool Kaamam ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo Oo codsaday in dib u dejin loo sameeyo.

0
181

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sanado ka hor waxey ahayeen kuwo heysta xoolo, tacbashada beeraha iyo bakaaro ay ku keydsanayeen dalagyada kala duwan, waxeyna heysteen raashinka sadaxda waqti oo ku filan balse hada intaasi oo dhan way ku gacan maran yihiin marka laga reebo dhulkii ay wax ku Beeran jireen,Waa qoysas u badan carruur iyo dad da’ah oo weli laqabsan la’ Magaalada Baydhabo oo hadda barkac ay ku yihiin.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here