Barakacayaal ku nool Kaamam ku yaala Degmada Deyniile Oo gargaar dalbadey

0
41

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dadkaan Barakacayaasha ku nool Duleedka Magaalada Muqdisho ayaa ah kuwii ka soo barakacay deegaanadii ku soo fatahay Daadadkii sanadkii hore dalka ku soo rugadeen gaar ahaan Gobolada Baay Shabeelaha Hoose Hiiraan iyo Gedo iyagoo halkaasi nolol u raadsadey kadib markii deegaanadii ay ku noolaayeen Daruufo kala duwan ku soo wajahdey.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here